(Sawirro) Gantaalo lagu weeraray garoonka Baqdaad oo waxyeelo u geystay dayuurad rakaab ah

Ugu yaraan saddex gantaal ayaa ku dhacay garoonka caalamiga ah ee Baqdaad iyo meel u dhow saldhigga ciidamada cirka ee Maraykanka. Mid ka mid ah gantaalada ayaa waxyeello u geystay mid ka mid ah dayuuradaha rayidka ah, sida ay sheegeen booliiska Ciraaq. Ilaha booliisku ma sheegin khasaare kale ama dhaawac kale. Diyaaradda burburtay ayaa ahayd … Continue reading (Sawirro) Gantaalo lagu weeraray garoonka Baqdaad oo waxyeelo u geystay dayuurad rakaab ah